Baarlamanka Galmudug oo maanta ka doodaya Mooshinka ka yaalla guddoomiye Cali Gacal Casir

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxay kulan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, sida ay sheegeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargeliyay in maanta oo Arbaco ah uu jiro kulanka baarlamaanka, isla markaana ajandaha kulanka uu yahay ka doodista mooshinka ka yaalla guddoomiyaha baarlamaanka. Waxaa xalay ilaa iyo saaka … Continue reading Baarlamanka Galmudug oo maanta ka doodaya Mooshinka ka yaalla guddoomiye Cali Gacal Casir